Borama(MNN)Daawo Siyaasi Boqor Buur Quljeed Ayaa Kabaha La Dul Maray Musharax C/raxmaan Cirro “C/Raxmaan Cirro Waxaad Ahayd Ninkii Reer Awdal Cunaha U Fadhiistay Mudadii Aad Baarlamanka Joogtay Anaguna Maanta Cunahaan Kuu Fadhiisanaynaa Codka Awdal iyo Salal Ka Helimaysid”